Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.
Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Imminka ku sugan Dalka Jarmalka ayaa sheegay in aan la aqbali doonin Musuq maasuqa lagu helo hey'addaha Dalka iyo...
Dhaliyaha wanaagsan ee ka tirsan kooxda ka ciyaarta Barclays Premier League ee Tottenham ayaa noqday laacibka bishii la soo dhaafay january .
Harry  kane  ayaa...
Kooxda Real ayaa dooneysa in ay dib ugu celiso horyaalka wadanka spain weeraryahnkii hore ee kooxdaasi alvero marota.
alvero marota ayaa sanad ka hor iskaga...