HomeCiyaarahaWaa kuwee Macalinka iyo ciyaariyahanka bisha january ugu wanaagsana + Sawiro

Waa kuwee Macalinka iyo ciyaariyahanka bisha january ugu wanaagsana + Sawiro

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dhaliyaha wanaagsan ee ka tirsan kooxda ka ciyaarta Barclays Premier League ee Tottenham ayaa noqday laacibka bishii la soo dhaafay january . Harry  kane  ayaa kooxdiisa ka caawiyay guulo muhiim ah ay ka gaarta kooxaha ay isku magalada yahiin Arsenal and Chelsea halka , Liverpool qeyb kala goolasha labada ahaa ay naadigiisa dhalisay . RONALD […]

- Advertisement -

Dhaliyaha wanaagsan ee ka tirsan kooxda ka ciyaarta Barclays Premier League ee Tottenham ayaa noqday laacibka bishii la soo dhaafay january .

Harry  kane  ayaa kooxdiisa ka caawiyay guulo muhiim ah ay ka gaarta kooxaha ay isku magalada yahiin Arsenal and Chelsea halka , Liverpool qeyb kala goolasha labada ahaa ay naadigiisa dhalisay .

- Advertisement -

RONALD KOEMAN sido kale loo magacaabay macalinka bisha january ee horyaalka wadanka ingiriiska .

macalinka kooxda The Saints ayaa shaqo wacan qabtay waqtika fasax horyaalka iyado kooxdiis ay fadhiso kaalinta afaraad ee horyaalka .

sido kale macalinkan ayaa kooxdis ku hogaamiyay guulo muhiim ah oo ay gaareyn waxaana ka mid ah guushii Arsenal iyo man utd ay ka gaareyn .

- Advertisement -

Harry  kane ayaa u dhow  in looga yeero xulka qaranka ee sadaxda libaax ee England.

1 2 3

 

 

 

Latest stories