HomeWareysiyadaDhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 2-11-2018

Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 2-11-2018

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Barnaamijka Dooda Radio Dalsan waa Todobaadle,waxaana lagu soo qaataa mowduucyo kala duwna oo quseeya xaalada Siyaasadeed ee dalka. Todobaadkaan waxaa Barnaamijka looga hadlayaa doorashada la filayo inay ka dhacdo Magalada Baydhabo,waxaana ka qeyb galaya Pro, Maxamed Cali Kalaay  oo Baydhabo ku sugan, Cabdullaahi Maxamed Geedi(Bakad) oo ah falanqeeye Arrimaha Siyaasada iyo Nabadoon Cabdullaahi Cabdi Macalin […]

- Advertisement -

Barnaamijka Dooda Radio Dalsan waa Todobaadle,waxaana lagu soo qaataa mowduucyo kala duwna oo quseeya xaalada Siyaasadeed ee dalka.

Todobaadkaan waxaa Barnaamijka looga hadlayaa doorashada la filayo inay ka dhacdo Magalada Baydhabo,waxaana ka qeyb galaya Pro, Maxamed Cali Kalaay  oo Baydhabo ku sugan, Cabdullaahi Maxamed Geedi(Bakad) oo ah falanqeeye Arrimaha Siyaasada iyo Nabadoon Cabdullaahi Cabdi Macalin oo loo yaqaano(Suldan Xidig), Maxamed Cali Xuseen oo ah Falanqeeye macalina ka ah mid ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Wariye Axmed Xuseen Cadow.

Latest stories