Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray 12 waddo oo cusub oo lagu dhisay qaabka Interlock, kuwaas oo laga...
Read moreDetailsCiidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuray Xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga...
maanta waxaa weli socda uruurinta meydadka kooxda Al-Shabaab ee shalay weerar gaadmo ah ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud....
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan “ku faraxsanayn” duqayntii cirka ee Israa’iil ay ka geysatay Qadar, taasoo sii kordhisay...
Maalin kadib markii Itoobiya si rasmi ah xarigga uga jartay biyo-xireenka ugu weyn Afrika ee koronto laga dhaliyo, Ra’iisul Wasaaraha...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika ee ka socda magaalada...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada Soomaaliya uu soo gaaray marxaladdii ugu dambeysay,...
Xarunta Qunsiliyadda Itoobiya ee magaalada Garowe ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayay furitaanka biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya, kaas oo...
Mogadishu, 18 September 2025 — The National Communications Authority (NCA) of Somalia conducted a national consultation on the implementation of...
Read moreDetailsGuddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si qoto dheer uga hadlay mashruuca biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (Grand Ethiopian...
Ciidamada Israa’iil ayaa sii ballaariyay howlgalka ka socda Marinka Qaza, iyagoo kordhiyay duqeymaha cirka iyo weerarrada dhulka, taas oo sababtay...
MUQDISHO, 15 September, 2025 - Western Union waxay maanta ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.