HomeWareysiyada

Wareysiyada

spot_imgspot_img

Dhalashadii Rajada, Sidee lagu aasaasay difaaca...

Maanta oo ay ku beegantahay 12-ka April, waxaan dib u jalleecaynaa jidkii dheeraa ee uu soo maray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed muddo 66 sano ah.

Waa maxay horumarka dhabta ah ee...

Xero Fiyaamo waxay hadda u muuqataa mid weji cusub yeelatay ka dib markii lagu sameeyay dib-u-habayn ballaaran oo taabatay kaabayaasha, nidaamka tababarka, iyo daryeelka askarta. Ma ahan kaliya dhismayaal cusub, balse waa qorshe casri ah oo lagu dhisayo awoodda Ciidanka Xoogga Dalka si ay ugu diyaar-garoobaan difaaca qaranka iyo la dagaallanka khataraha amniga. Akhriso faahfaahinta ku saabsan isbeddellada dhanka teknoolajiyadda iyo tababarrada gaarka ah ee xeradan ka dhigay xarun casri ah oo dunida lala barbar dhigi karo.

Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 2-11-2018

Barnaamijka Dooda Radio Dalsan waa Todobaadle,waxaana lagu soo qaataa mowduucyo kala duwna oo quseeya xaalada Siyaasadeed ee dalka. Todobaadkaan waxaa Barnaamijka looga hadlayaa doorashada la...

Feysal Waraabe “Aniga iyo Cali Khaliif...

Faysal Cali Waraabe wuxuu sheegay in ka qayb galkooda shirkii Brussels uu ahaa inay u ololeeyaan mowqifka jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax banaanida ee...

Kooxo hubeysan oo Caawa Askari ku...

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Caawa agagaarka baar ha i dhaafin oo kala qeybiya Degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dhaawaceen...

Daawo:-Xarunta Talo soojeedinta Somaliyeed oo Dowladda...

Xarunta Talo soojeedinta Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay saameynta Xernaashaha Wadooyinka Muqdisho,iyo qorshaha xukuumadda ee sugida amniga,warqad furan oo ay xaruntaas la wadaagtay Xafiisyada...

Dhageyso:-Xiisada dagaal oo ka taagan degmada...

Wararka aan ka heleyno Tuulooyin ka tirsan Degmada Cadale ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka bilowday Barakacay ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img