HomeWareysiyadaDhageyso:-Xiisada dagaal oo ka taagan degmada Cadale iyo bakarac ka bilaawday

Dhageyso:-Xiisada dagaal oo ka taagan degmada Cadale iyo bakarac ka bilaawday

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wararka aan ka heleyno Tuulooyin ka tirsan Degmada Cadale ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka bilowday Barakacay ay sameeynayan dadka deegaanka, Barakacan ka bilowday Cadale ayaa waxa uu yimid kadib markii halkaasi ay ku dagaalameen Beello wada dega Degmada Cadale,islamarnaa dhowr jeer oo hore la isku dayay in waan […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Tuulooyin ka tirsan Degmada Cadale ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka bilowday Barakacay ay sameeynayan dadka deegaanka,

Barakacan ka bilowday Cadale ayaa waxa uu yimid kadib markii halkaasi ay ku dagaalameen Beello wada dega Degmada Cadale,islamarnaa dhowr jeer oo hore la isku dayay in waan waan la dhexdhigo.

- Advertisement -

Qof kamid ah dadka deegaanka Degmada Cadale ayaa Dalsan u sheegay in dagaal  Beeleedkii ka dhacay halkaasi uu saameyn ku yeeshay dadka ku nool Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, waxaana hada xaalada ay tahay mid degan.

Dhanka kale warark aan helnay ayaa waxa ay sheegayan in tuulooyinka hoos yimaada Cadalle ay ku dagaalameen Al Shabaab iyo dadka shacabka,markii dambane Al shabaab ay qabsadeen goobihii lagu dagaalamay, iyagoona halkaasi ka qaatay xoolo.

Hoos Ka Dhageyso Mid ka mid ah dadka degmada Cadale ee G/Shabeellaha Dhexe

Latest stories