HomeWareysiyadaDaawo:-Xarunta Talo soojeedinta Somaliyeed oo Dowladda u dirtay baaq ku saabsan jidadka...

Daawo:-Xarunta Talo soojeedinta Somaliyeed oo Dowladda u dirtay baaq ku saabsan jidadka xiran

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Xarunta Talo soojeedinta Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay saameynta Xernaashaha Wadooyinka Muqdisho,iyo qorshaha xukuumadda ee sugida amniga,warqad furan oo ay xaruntaas la wadaagtay Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu qeexay saameynta dhaqaale ee ka dhalatay wadooyinka xeran Masuuliyiinta Xarunta talo soojeodinta Soomaaliyeed oo Suxufiyiinta lahadlay ayaa soo bandhigay aragtidooda ku aadan sida amniga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Talo soojeedinta Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay saameynta Xernaashaha Wadooyinka Muqdisho,iyo qorshaha xukuumadda ee sugida amniga,warqad furan oo ay xaruntaas la wadaagtay Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu qeexay saameynta dhaqaale ee ka dhalatay wadooyinka xeran

Masuuliyiinta Xarunta talo soojeodinta Soomaaliyeed oo Suxufiyiinta lahadlay ayaa soo bandhigay aragtidooda ku aadan sida amniga loo sugi karo waxaana ay ku baaqeyn in la furo wadooyinka Muqdisho

- Advertisement -

Ambassador C/raxmaan Diinaari oo ka mid ah madaxda Xaruntaas ayaa Warbaahinta la wadaagay nuxurka warqada ay soo saareyn,isaga oo Akhriyey Warmurtiyeed ay Maanta soo saareen.

Saciid Jaamac Qorsheel oo ah Gudoomiye kuxigeenka Xarunta Talo soojinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay caqabadaha muuqda ee ka dhashay waqooyinka xiran.

“Waxaa aad u badatay dadka Xarunta imaanaya ee ka cabanaya dhibaatooyinka ay sababeen Wadooyinka xiran,kuwas oo ganacsigooda uu saameyn ku yeeshay,waxana u sheegnay in aan la wadaageyno meelaha ku haboon sida madaxda dowladda ayuu yiri Sicdiid Qorsheel.

- Advertisement -

Aragtiyo kala duwan ayaa laga bixinayaa qorshaha Xukuumadda ee ammaanka Muqdisho,oo inta badan lagu dhaliilo mas’uuliyada wadooyinka xiran,saraakiisha dowladana waxa ay leeyihiin xernaashaha wadooyinka waxaana uga gonleenahay xaqiijinta amaanka Caasimadda.

Hoos Ka Daawo Warbiixinta Warkaan iyo Wariye Saleemaan Xaaji Raage.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts