HomeWareysiyadaKooxo hubeysan oo Caawa Askari ku toogtey Muqdisho

Kooxo hubeysan oo Caawa Askari ku toogtey Muqdisho

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Caawa agagaarka baar ha i dhaafin oo kala qeybiya Degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dhaawaceen Askari ka tirsan Ciidanka dowladda. Askariga la dhaawacay ayaa ku sugnaa fariisin  Ciidanka Dowlada ay ku leeyihii baar ha i dhaafin,sida ay Dalsan u sheegeen dad ka agdhawaa goobta,waxaana la sheegay in […]

- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Caawa agagaarka baar ha i dhaafin oo kala qeybiya Degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dhaawaceen Askari ka tirsan Ciidanka dowladda.

Askariga la dhaawacay ayaa ku sugnaa fariisin  Ciidanka Dowlada ay ku leeyihii baar ha i dhaafin,sida ay Dalsan u sheegeen dad ka agdhawaa goobta,waxaana la sheegay in dhaawac culus oo soo gaaray  Askariga.

- Advertisement -

Goobta uu falka ka dhacay ayaa waxaa gaarey ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,kuwaas oo goobta ka qaadey dhaawaca askariga.

Ilaa iyo hada majiro wax war ah oo kasoo baxay maamulada  Degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee ku aadan falkaan Caawa ka dhacay Baar ha dhaafin ee Muqdisho.

Dilalka loo geysanayo askarta dowladda iyo dadka xiriirka la leh dowladda ayaa sijoogto ah waxa ay uga dhacaan Magalada Muqdisho,waxaana mas’uuliyadooda sheegta Al-Shabaab.

Latest stories