HomeCiyaarahaReal Oo Dib U Soo Iibsaneysa Dhaliyhoodi Hore Ee Marota .

Real Oo Dib U Soo Iibsaneysa Dhaliyhoodi Hore Ee Marota .

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Kooxda Real ayaa dooneysa in ay dib ugu celiso horyaalka wadanka spain weeraryahnkii hore ee kooxdaasi alvero marota. alvero marota ayaa sanad ka hor iskaga dhaqaaqay garoonka Real kadib markii ay iibsatay kooxda juventus ee wadabka talyaaniga . los Blancos haatan dib usoo celineysa dhaliyahan da,da yar ee  Morata waxaana ay ku doonayaan £25m. sido […]

- Advertisement -

Kooxda Real ayaa dooneysa in ay dib ugu celiso horyaalka wadanka spain weeraryahnkii hore ee kooxdaasi alvero marota.

alvero marota ayaa sanad ka hor iskaga dhaqaaqay garoonka Real kadib markii ay iibsatay kooxda juventus ee wadabka talyaaniga .

- Advertisement -

los Blancos haatan dib usoo celineysa dhaliyahan da,da yar ee  Morata waxaana ay ku doonayaan £25m.

sido kale marota ayaa la la xiriirinayay kooxaha reer Englandka hor inta aysan iibsan marwada duqda

Arsenal, Liverpool and Manchester United ayaa xiligaas wada doonayay  balse waxaa uu lacaga dhan £20m ugu dhaqaaqay horyaalka  Serie A.

- Advertisement -

22-sano jirkaan ayaa lix kulan uu u saftay kooxdiisa u dhaliyay sadax gool

Macalinka iyo ciyaariyahanka bisha january ugu wanaagsana

Latest stories