Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.
Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.
Dowladda  Belgium ayaa 10 ruux oo asalkooda kasoo kala jeeda wadamada Qaarada Africa sida Tansaniya, Soomaaliya, Ruwanda iyo Burundi, waxa ay ku eedeysay tahriibinta...
xili maanta ay ku beegan tahay maalinta caalamka uu uu asteeyay maalinta jaceylka duunka 14-febraayo ayaa culimaa'uudnka Somaliyeed waxa ay ka digay in munaasabado...
Muwaadinkan Soomaaliyeed waxa magaciisa lagu sheegay Mustafe Faarax Mataan oo 28 jir ah,waxaana lagu soo waramayaa in lagu dilay gobolka Alberta ee dalkaasi Canada.
Warbaahinta...
The chief of Somalia's National Intelligence and Security Agency -NISA Gen. Abdirahman Mohamud Turyare had this week nominated Col. Abdihakim Ahmed Farey, a well-known...