HomeWararBelgium oo tahriibinta Maandoriyaha ku eedeysay 10 ruux oo Soomaali ay ku...

Belgium oo tahriibinta Maandoriyaha ku eedeysay 10 ruux oo Soomaali ay ku jiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda  Belgium ayaa 10 ruux oo asalkooda kasoo kala jeeda wadamada Qaarada Africa sida Tansaniya, Soomaaliya, Ruwanda iyo Burundi, waxa ay ku eedeysay tahriibinta Mandooriyaha kuwaas oo ku noolaa dalka Belgium. Sidoo kale warbixinta ayaa cadeyneysa in dadka gacanta lagu dhigay ay seddex ruux oo kamid ah ay ahaayen , muwaadiniin u dhashay, dalka Belgiam […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda  Belgium ayaa 10 ruux oo asalkooda kasoo kala jeeda wadamada Qaarada Africa sida Tansaniya, Soomaaliya, Ruwanda iyo Burundi, waxa ay ku eedeysay tahriibinta Mandooriyaha kuwaas oo ku noolaa dalka Belgium.

Sidoo kale warbixinta ayaa cadeyneysa in dadka gacanta lagu dhigay ay seddex ruux oo kamid ah ay ahaayen , muwaadiniin u dhashay, dalka Belgiam iyo hal qof oo u dhashay wadamanka Holland.

- Advertisement -

Sidoo kale dadkan ayaa waxaa la sheegay in lagu helay in ay daroogada Nooca Kookeynta ay u tahriibinayeen wadamada Yurub iyo waqooyga  Ameerika.

Xeer ilaaliyaha deegaanka  Leuven, oo u dhow magaladda  Brussels, ayaa sheegay Jimcihii 100 askari oo Booliska dalkaasi ah in ay ka sameeyeen baaritaano labo meel oo looga shakiyay in lagu keydinayay Maandooriyaha si loosii tahriibiyo,  taasoo la sheegay in ay qayb ka tahay  baaritaan  bilawday sanadkii hore, baaritaankas oo ay wadeen  ururo caalami ah .

“Tani waxay keentay in ay yeereyso tahriibinta  daroogada caalamka loo kala gudbiyo, sabab too ah waxaa sii kordhay baaritaanada ay ciidamada ka sameynayaan halka ay ku nool yihihiin dadka lagu tuhmayo in ay ka ganacsadaan daroogada ee ku nool deeganka  Leuven iyo Caasimadda Brussels,”  sida uu xeer ilaaliyaha dalkaasi uu  ku sheegay war saxaafadeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts