Jeneraal Anton Grunis, oo ahaa taliye sare oo ka tirsan ciidamada Ruushka, ayaa lagu dilay weerar drone ah oo ka dhacay gobolka Donetsk, sida ay sheegeen ciidamada Ukraine.
Midowga Yurub ayaa Maraykanka ugu baaqay inuu dib uga fiirsado go’aanka fiisaha looga diiday Madaxweynaha Falastiin Mahmoud Abbas iyo mas’uuliyiin kale oo doonayay inay ka qaybgalaan shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee New York.
Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.