HomeWararCulimaa'udiinka Somaliyeed oo ka digay Xuska Maalinta Jaceylka oo maanta ku beegan.

Culimaa’udiinka Somaliyeed oo ka digay Xuska Maalinta Jaceylka oo maanta ku beegan.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

xili maanta ay ku beegan tahay maalinta caalamka uu uu asteeyay maalinta jaceylka duunka 14-febraayo ayaa culimaa’uudnka Somaliyeed waxa ay ka digay in munaasabado nocaas ah ay ka dhacaan magaalada Muqdisho. Sheekh Max’uud Ow c/dule cariif oo wareysi arintaas la xiriirta siiyay Idaacada Dalsan ayaa sheegay in ay tahay wax diinta Islaamka aad uga fog […]

- Advertisement -
- Advertisement -

xili maanta ay ku beegan tahay maalinta caalamka uu uu asteeyay maalinta jaceylka duunka 14-febraayo ayaa culimaa’uudnka Somaliyeed waxa ay ka digay in munaasabado nocaas ah ay ka dhacaan magaalada Muqdisho.

Sheekh Max’uud Ow c/dule cariif oo wareysi arintaas la xiriirta siiyay Idaacada Dalsan ayaa sheegay in ay tahay wax diinta Islaamka aad uga fog loona baahan yahay in umada Muslimiinta Somliyeed ay ka feejignadaan.

- Advertisement -

sheekha ayaa dhalinta ugu baaqay in ay Alle ka baaqaan oo ay joojiyaan ka qeyb galka munaasabado nocaas ah oo ay suura gal tahay in ay ka dhacaan Muqdisho.

 

hqdefaultsheekha

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts