HomeWararMuwaadin Soomaali ah oo lagu toogtay dalka Canada

Muwaadin Soomaali ah oo lagu toogtay dalka Canada

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Muwaadinkan Soomaaliyeed waxa magaciisa lagu sheegay Mustafe Faarax Mataan oo 28 jir ah,waxaana lagu soo waramayaa in lagu dilay gobolka Alberta ee dalkaasi Canada. Warbaahinta gudaha Gobolka Alberta, ayaa warisay  in qof aan ilaa hada la xaqiijin uu rasaas kaga soo riday Albaabka guriga uu degenaa sidaasina uu qofkii dilka gaystay ku baxsaday. .Booliiska dalkaasi […]

- Advertisement -

Muwaadinkan Soomaaliyeed waxa magaciisa lagu sheegay Mustafe Faarax Mataan oo 28 jir ah,waxaana lagu soo waramayaa in lagu dilay gobolka Alberta ee dalkaasi Canada.

Warbaahinta gudaha Gobolka Alberta, ayaa warisay  in qof aan ilaa hada la xaqiijin uu rasaas kaga soo riday Albaabka guriga uu degenaa sidaasina uu qofkii dilka gaystay ku baxsaday.

- Advertisement -

.Booliiska dalkaasi ayaa waxay sheegeen in dilkan uu yahay mid ay weli ka shakisan yihiin oo ay baaritaanka sii wadayaan.

Sidoo kale waxaa Gobolka Alberta, ka socda baaritaano xoogan oo ciidanka ay sameynayaan, waxaana u jeedkiisa lagu sheegay in lagu baadi goobayo dadka ka dambeeyay weerarka.

Wararka ayaa sidoo kale waxa ay tibaaxayan in ilaa iyo hada aaney jirin cid sheegatay masuuliyada weerarkaasi lagu dilay Muwadinka soomaaliyeed ee lagu magacaabo Mustafe Faarax Mataan oo 28 jir ah.

Latest stories