HomeWararWasiirka Amniga oo Maanta Xilka La Wareegay

Wasiirka Amniga oo Maanta Xilka La Wareegay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa Maanta Xilkasi la wareegay kadib Munaasabad lagu qabtay Muqdisho. Xil Wareejinta oo Maanta ka Dhacday xarunta wasaaradda ay ku shaqeyso waxa ku sugnaa Guddi uu u xil saaray Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iney la socdaan Xil Wareejinta. Waxa goobta ku sugnaa sido kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa Maanta Xilkasi la wareegay kadib Munaasabad lagu qabtay Muqdisho.

Xil Wareejinta oo Maanta ka Dhacday xarunta wasaaradda ay ku shaqeyso waxa ku sugnaa Guddi uu u xil saaray Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iney la socdaan Xil Wareejinta.

- Advertisement -

Waxa goobta ku sugnaa sido kale Wasiirkii hore ee Amniga Mudane Khaliif Axmed Ereg iyo Xubno kale.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts