Daawo Sawiradda : Ciidamada Jabuuti ee Amisom iyo qalab ay wataan oo lagu soo bandhigay baladweyne
Date:
Date:
Ciidamadan ayaa ku soo biiray howlgalka amisom oo gaar ahaan kuwa jubuuti ee ku sugan G/hiiraan . tirada ciidamada ayaa garay ilaa iyo 1,000 askari oo ka mid ah howlgalka midowga africa ee Amisom ee ka wadaan gobalka hiiraan . Daawo Sawiradda :