HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in Musuq Maasuqa Aan Loo Dulqadan Doonin

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in Musuq Maasuqa Aan Loo Dulqadan Doonin

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Imminka ku sugan Dalka Jarmalka ayaa sheegay in aan la aqbali doonin Musuq maasuqa lagu helo hey’addaha Dalka iyo shaqsiyaadka ka howlgala. Xasan Sheekh Waxa uu sheegay in qof kasta oo lagu helo musuq maasuqa la marsiin doono sharciga. Waxa uu intaasi raaciyay Madaxweynaha ineysan jirin Cid ka weyn sharciga,qof […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Imminka ku sugan Dalka Jarmalka ayaa sheegay in aan la aqbali doonin Musuq maasuqa lagu helo hey’addaha Dalka iyo shaqsiyaadka ka howlgala.

Xasan Sheekh Waxa uu sheegay in qof kasta oo lagu helo musuq maasuqa la marsiin doono sharciga.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi raaciyay Madaxweynaha ineysan jirin Cid ka weyn sharciga,qof walibana uu qaban doono marka Musuqa lagu helo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts