𝐀𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐟 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣 𝐮 𝐇𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚 𝐇𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝

Aamina Keyf Axmed, oo ah Agaasimaha Isku-duwaha Arrimaha Haweenka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa daah-furtay barnaamij cusub oo warbaahineed oo loo...

Stay on top of what's going on with our subscription deal!

Wararka Caalamka

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Barnaamijyada

Dhageyso Qeybta 3aad Barnaamij Ku Saabsan Dhibaatooyinka Guurka...

Kusoo dhawaada dhageysatayaal qeybtii 1aad ee Barnaamijka Garaadso oo aan kaga hadli doono guurka caruurta iyo guurka qasabka ee gadhaha dhibaatooyinka ay...

Cayaaraha

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Xulka Wararka Dalsan

Politics

Wareysiyada Idaacadda

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Dhalashadii Rajada, Sidee lagu aasaasay difaaca qaranka 66 sano ka hor?

Maanta oo ay ku beegantahay 12-ka April, waxaan dib u jalleecaynaa jidkii dheeraa ee uu soo maray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed muddo 66 sano ah.

Waa maxay horumarka dhabta ah ee ka socda Xero Fiyaamo

Xero Fiyaamo waxay hadda u muuqataa mid weji cusub yeelatay ka dib markii lagu sameeyay dib-u-habayn ballaaran oo taabatay kaabayaasha, nidaamka tababarka, iyo daryeelka askarta. Ma ahan kaliya dhismayaal cusub, balse waa qorshe casri ah oo lagu dhisayo awoodda Ciidanka Xoogga Dalka si ay ugu diyaar-garoobaan difaaca qaranka iyo la dagaallanka khataraha amniga. Akhriso faahfaahinta ku saabsan isbeddellada dhanka teknoolajiyadda iyo tababarrada gaarka ah ee xeradan ka dhigay xarun casri ah oo dunida lala barbar dhigi karo.

Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 2-11-2018

Barnaamijka Dooda Radio Dalsan waa Todobaadle,waxaana lagu soo qaataa...

Latest News

spot_img

Maxaa Cusub!

Gervinho oo seegaya kulanka parma

Roma ayaa axadda marti gilineysa Parma waxa uuna kulankaas uu qeyb ka yahay wareegga 23-aad ee horyaalka Talyaaniga Waxaana kulankaasi seegi doona weeraryahankooda gervinho Gervinho ayaa...

Dhageyso: Warka habeenimo Dalsan Radio12-2-2015

Dhageyso :Warka Habeenimo Radio Dalsan Waxaana Aqrinaya Wariye :Saleemaan Xaaji   

Ninkii Seexdaa Sicii Dibi Dhalay Qormo...

Ayadoo maal mahaan ay  si xowli ah u socdaan kulumo looga arinsanaayo maamul u sameynta gobalada dhexe, Ayaa waxaa shirar isdaba joog ah waxeey...

Madaxweynaha Soomaaliya oo tacsi ka diray...

Muqdisho, 12 Febraayo 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi direy Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo hooyadii Allah...
- Advertisement -

Marwada Labaad ee Madaxweynaha oo Tacsi...

Marwada Labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa Maanta Tacsi ugu Tagtay Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay...

R/wasaare Cumar C/rashiid hooyadiis oo geeriyootay.

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Idaacada Dalsana ayaa sheegaya in maanta R/wasaare Cumar C/rashiid hooyadiis ay ku geeriyootay dalka Canada taas oo...

Subscribe

- Gain full access to our premium content

- Never miss a story with active notifications

- Browse free from up to 5 devices at once

Somaliland

Somaliland oo diyaargarowga ugu jirta cudurka Ebola

Somaliland oo diyaargarowga Ebola xoojinaysa Hargeysa, 31 May 2026 – Wasiirka...

Taleefankii lagu sheegay aqoonsiga Somaliland oo loo dhisayo taallo Cirro iyo Netanyahu

Somaliland oo sheegtay in Israa’iil aqoonsadey Hargeysa, 25 May 2026 –...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...