HomeWararR/wasaare Cumar C/rashiid hooyadiis oo geeriyootay.

R/wasaare Cumar C/rashiid hooyadiis oo geeriyootay.

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Idaacada Dalsana ayaa sheegaya in maanta R/wasaare Cumar C/rashiid hooyadiis ay ku geeriyootay dalka Canada taas oo mudooyin kii dambe halkaas ku xanuun saneyse.

Marxuumad Ruqiyo Macalin Daahir ayaa la tilmaamay in ay ku geeriyootay da’da 90-shamaadka waxaana mudo badan ay ku nooleyd dalkaas.

Qaar kamida xubnaha golaha wasiirada ee Somalia ayaa R/wasaaraha ugu tacsiyeey geerida ku timid hooyadiis iyagoona Alle uga baryay in uu janadii firdowso ka waraabiyo.

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories