HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo tacsi ka diray geerida hooyada dhashay Ra'iisul Wasaare Cumar...

Madaxweynaha Soomaaliya oo tacsi ka diray geerida hooyada dhashay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid+Warsaxafadeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Muqdisho, 12 Febraayo 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi direy Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo hooyadii Allah u naxariistee marxuumad Ruqiyo Macallin Daahir ay ku geeriyootay dalka Canada. “Waxaan aad uga tiiraanyeysanahay geerida marxuumadda.. Allah u naxariisto, jannadii fardowsana Allah ka waraabiyo, waxaanna qoyskii iyo eheldadii ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho, 12 Febraayo 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi direy Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo hooyadii Allah u naxariistee marxuumad Ruqiyo Macallin Daahir ay ku geeriyootay dalka Canada.

“Waxaan aad uga tiiraanyeysanahay geerida marxuumadda.. Allah u naxariisto, jannadii fardowsana Allah ka waraabiyo, waxaanna qoyskii iyo eheldadii ay ka tagteyna oo uu Raiisul Wasaare Cumar ka mid yahayna Ilaah uga baryayaasamir iyo iimaan inuu ka siiyo”.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa marxuumadda ku tilmaamey inay ahayd astaan qaran oo Soomaaliya ay weysey.

“Marxuumadda ma ahan oo keliya inay hooyo u ahayd Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid, balse waxay ahayd oo kale Marwadii 1aad ee uu ka dhintey madaxweyneheenii hore marxuum Cabdirashiid Cali Sharmaarke, sidaa darteed geerideeda, waa mid Soomaali oo dhan taabaneysa”.

Marxuumad Ruqiyo Macallin Daahir ayaa la filayaa in lagu aaso isla dalka Canada oo ay ku geeriyootay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts