HomeWararMarwada Labaad ee Madaxweynaha oo Tacsi Ugu Tagtay Ra'iisul Wasaare Cumar oo...

Marwada Labaad ee Madaxweynaha oo Tacsi Ugu Tagtay Ra’iisul Wasaare Cumar oo Ay Hooyadiisa Geeriyootay+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Marwada Labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa Maanta Tacsi ugu Tagtay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay Maanta geeriyootay Hooyada Isaga Dhashay. Allaha u naxariistee Ruqiyo Macalin Daahir oo ah hooyada Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku geeriyootay Maanta Dalka Canada. waxa ay jirtay 90 Sanno.

- Advertisement -
Marwada Labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa Maanta Tacsi ugu Tagtay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay Maanta geeriyootay Hooyada Isaga Dhashay.
Allaha u naxariistee Ruqiyo Macalin Daahir oo ah hooyada Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku geeriyootay Maanta Dalka Canada.
waxa ay jirtay 90 Sanno.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts