HomeCiyaarahaGervinho oo seegaya kulanka parma

Gervinho oo seegaya kulanka parma

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Roma ayaa axadda marti gilineysa Parma waxa uuna kulankaas uu qeyb ka yahay wareegga 23-aad ee horyaalka Talyaaniga Waxaana kulankaasi seegi doona weeraryahankooda gervinho Gervinho ayaa qarankiisa dhawaan la qaaday koobka qarmada africa oo ay ka qaadeen Ghana Ilo wareedyo laga helayo Talyaaniga ayaa sheegaya in laga yaabo in Gervinho uu ka maqnaado kulanka Roma […]

- Advertisement -

Roma ayaa axadda marti gilineysa Parma waxa uuna kulankaas uu qeyb ka yahay wareegga 23-aad ee horyaalka Talyaaniga

Waxaana kulankaasi seegi doona weeraryahankooda gervinho

- Advertisement -

Gervinho ayaa qarankiisa dhawaan la qaaday koobka qarmada africa oo ay ka qaadeen Ghana

Ilo wareedyo laga helayo Talyaaniga ayaa sheegaya in laga yaabo in Gervinho uu ka maqnaado kulanka Roma ay la leeyihiin Parma kaasi oo qeyb ka ah horyaalka Talyaaniga .

Tutto Mercato Web ayaa sheegaya in xiddigaan uu ka maqnaaday tababarkii maanta ee kooxda ee ay ugu diyaar garoobayaan kulankaas waxaana u sabab u ah isaga oo ka dib dhacay waqtigii dulimaadkiisa France uu ku imaan lahaa oo uu ka dib Italy uga sii gudbi lahaa.

- Advertisement -

Roma ayaa haatan ku jirta booska 2-aad iyaga oo leh 46 dhibic

Latest stories