Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Stay on top of what's going on with our subscription deal!

Wararka Caalamka

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Barnaamijyada

Dhageyso Qeybta 3aad Barnaamij Ku Saabsan Dhibaatooyinka Guurka...

Kusoo dhawaada dhageysatayaal qeybtii 1aad ee Barnaamijka Garaadso oo aan kaga hadli doono guurka caruurta iyo guurka qasabka ee gadhaha dhibaatooyinka ay...

Cayaaraha

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Xulka Wararka Dalsan

Politics

Wareysiyada Idaacadda

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Dhalashadii Rajada, Sidee lagu aasaasay difaaca qaranka 66 sano ka hor?

Maanta oo ay ku beegantahay 12-ka April, waxaan dib u jalleecaynaa jidkii dheeraa ee uu soo maray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed muddo 66 sano ah.

Waa maxay horumarka dhabta ah ee ka socda Xero Fiyaamo

Xero Fiyaamo waxay hadda u muuqataa mid weji cusub yeelatay ka dib markii lagu sameeyay dib-u-habayn ballaaran oo taabatay kaabayaasha, nidaamka tababarka, iyo daryeelka askarta. Ma ahan kaliya dhismayaal cusub, balse waa qorshe casri ah oo lagu dhisayo awoodda Ciidanka Xoogga Dalka si ay ugu diyaar-garoobaan difaaca qaranka iyo la dagaallanka khataraha amniga. Akhriso faahfaahinta ku saabsan isbeddellada dhanka teknoolajiyadda iyo tababarrada gaarka ah ee xeradan ka dhigay xarun casri ah oo dunida lala barbar dhigi karo.

Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 2-11-2018

Barnaamijka Dooda Radio Dalsan waa Todobaadle,waxaana lagu soo qaataa...

Latest News

spot_img

Maxaa Cusub!

Shir sandeedka Xiriirka Somaaliyeed ee k/kolleyga...

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa maanta  Hotelka Glopal ee magaalada Muqdisho ku qabtay Shirwaynihii sanadlaha  ee xiriirka ,waxaana ka kasoo qayb galay  Masuulyiin...

Shil Dhimasho Sababay oo Ka Dhacay...

Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay Shil ka dhashay Gaari iyo Mooto isku dhacay. Shilka ayaa ka dhacay Deegaanka Calamadda ee Duleedka Magaaladda Muqdisho. Qof...

Dhageyso:warka subaxnimo ee Radio dalsan ,26-02-2015

aqriye: wariye farxiyo maxamed xuseen  
- Advertisement -

Manchester United, Liverpool oo isha la...

Manchester United iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa isha ku haya daafaca kooxda Porto Danilo, kaasoo la rumeysan yahay inuu iska diiday heshiis cusub...

Wada Hadalkii Soomaaliya iyo Somaliland oo...

Wada Hadalka Soomaliya iyo Somaliland oo Maanta lagu waday inuu ka furmo Dalka Turkiga ayaa Maanta Dib loo dhigay sababo aan weli si rasmi...

Arsenal oo lagu xasuuqay Emirates +...

Ciyaartii    ka dhacaday garoonka emartis ayaa waxaa ay ku soo idlaatay waxa aysan fileyn jamaahiirta arsenal kadib markii lagu xasuuqay garoonkooda . Geoffrey Kondogbia...

Subscribe

- Gain full access to our premium content

- Never miss a story with active notifications

- Browse free from up to 5 devices at once

Somaliland

Somaliland oo diyaargarowga ugu jirta cudurka Ebola

Somaliland oo diyaargarowga Ebola xoojinaysa Hargeysa, 31 May 2026 – Wasiirka...

Taleefankii lagu sheegay aqoonsiga Somaliland oo loo dhisayo taallo Cirro iyo Netanyahu

Somaliland oo sheegtay in Israa’iil aqoonsadey Hargeysa, 25 May 2026 –...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...