HomeCiyaarahaManchester United, Liverpool oo isha la raacaya Danilo'

Manchester United, Liverpool oo isha la raacaya Danilo’

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Manchester United iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa isha ku haya daafaca kooxda Porto Danilo, kaasoo la rumeysan yahay inuu iska diiday heshiis cusub oo kooxdiisa u saxiixo. Daafaca reer Brazil ayaa la filayay  loo soo  bandhigay  kordhin heshiis  hal sano ah, Si kastaba ha ahaatee, The Mirror ayaa sheegtay in si buuxda ugu  diiday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Manchester United iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa isha ku haya daafaca kooxda Porto Danilo, kaasoo la rumeysan yahay inuu iska diiday heshiis cusub oo kooxdiisa u saxiixo.

Daafaca reer Brazil ayaa la filayay  loo soo  bandhigay  kordhin heshiis  hal sano ah,

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, The Mirror ayaa sheegtay in si buuxda ugu  diiday dalab oo kaga yimid kooxaha waa weyn ee qaarada yurub isla markan ku adkeysan doono joogitaanka  kooxda reer Portugal .

Dhanka kale kooxda Liverpool ayaa suuqa ugu jirta  badalka daafac midig  England Glen Johnson la filayaa in uu ka tago dhamaadka xilli ciyaareedkan.

United ayaa sidoo kale la aaminsan yahay in ay xiiseyneyso  Danilo sido kale waxaa la la xiriirinayaa  Nathaniel Clyne iyodaafaca  Tottenham Hotspur  Kyle Walker .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts