HomeWararShil Dhimasho Sababay oo Ka Dhacay Deegaanka Calamadda ee Duleedka Muqdisho

Shil Dhimasho Sababay oo Ka Dhacay Deegaanka Calamadda ee Duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay Shil ka dhashay Gaari iyo Mooto isku dhacay. Shilka ayaa ka dhacay Deegaanka Calamadda ee Duleedka Magaaladda Muqdisho. Qof kale oo la socday Nin geeriyooday ee Mootada watay aya isagana ku dhaawacmay Shilkasi.  

- Advertisement -

Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay Shil ka dhashay Gaari iyo Mooto isku dhacay.

Shilka ayaa ka dhacay Deegaanka Calamadda ee Duleedka Magaaladda Muqdisho.

- Advertisement -

Qof kale oo la socday Nin geeriyooday ee Mootada watay aya isagana ku dhaawacmay Shilkasi.

 

Latest stories