HomeCiyaarahaArsenal oo lagu xasuuqay Emirates + Sawiro

Arsenal oo lagu xasuuqay Emirates + Sawiro

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Ciyaartii    ka dhacaday garoonka emartis ayaa waxaa ay ku soo idlaatay waxa aysan fileyn jamaahiirta arsenal kadib markii lagu xasuuqay garoonkooda .

Geoffrey Kondogbia ayaa goolka kowaad ka dhaliyay daqiiqadii 38 ee qeybtii hore ee ciyaarta .

Francis Coquelin   iyo  Elderson ayaa kaarka digniinta ah la siiyay kadib qaladaad ay sameyeyn .
waxaana qeybtii hore lagu kala nastay 1-0 oo lagu hoogaaminayo kooxda Arsenal .
 Dimitar Berbatov ayaa daqiiqadii 53 sadaxaad ee qeybtii danbe ciyaarta ka dhaliyay goolka labaad kadib qaladaad ka dhex dhacay daafac Arsenal .
Alex Oxlade-Chamberlain ayaa nafta ku soo celiyay Arsenal una dhaliyay gool qura
balse waxaa ay ka qaaday jahwareer markii weerar uu ku sii batay .
waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ayaa waxaa ka faaiideystay  Yannick Ferreira-Carrasco
sidaas ayena jamaahiirta Arsenal ku hoyaadeyn .

 

1 2 3 4 567891011121314151617

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories