Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.
Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.
Xiisad weyn ayaa ka taagan Degmadda Janaale ee Gobolka Shabeeladda Hoose,halkas oo ay Shalay ku wada dagaalameen Maleeshiyaad hubeysan.
Dagaalka Shalay waxa uu ku saleysnaa...
Dowladda Mareykanka ayaa daaha ka rogtay in inay dalalka saaxiibbada yihiin ay ka iibinayso diyaaradaha loo yaqaano Drones-ka , iyadoo ay noqonayso markii koowaaad...
Hogaamiyaasha Muslimiinta Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa waxaa ay walaac xoogan ay ka muujiyeen shir loogu hadlayo arimaha xagjirnimada iyo in caruurta ay aadaan...
Somali security officers have arrested scores of people on Tuesday night security operation in the capital Mogadishu.
Security agencies said those arrested are suspected to...