HomeWararMareykanka oo markii ugu horeysay sheegay in diyaaradaha duuliyaha aan laheyn...

Mareykanka oo markii ugu horeysay sheegay in diyaaradaha duuliyaha aan laheyn uu ka iibin doono wadamada Afrika

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Dowladda Mareykanka ayaa daaha ka rogtay in  inay dalalka saaxiibbada yihiin  ay ka iibinayso diyaaradaha loo yaqaano  Drones-ka , iyadoo ay noqonayso markii koowaaad oo Mareykanku uu sheego inuu iibinayo diyaaradahan.

Ujeeddada Mareykanka uu diyaaradahan uga iibinayo wadamada Africa qaar kamid ah ayaa waxaa lagu sheegay in lagula dagalamo kooxaha  Al-Qaacida, xiriirka ,la leh sida ISIL iyo Al-shabab oo ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya.

Sidoo kale, Mareykanka ayaa sheegay in sababta ku kalliftay inuu xilliga ka iibiyo dalal kale diyaaradihiisa Drones-ka ay tahay sidii aan suuqa ganacsiga looga awood roonaan, kaddib markii dalka Shiinuhu uu billaabeen inay iibiyaan diyaaradahooda Drones-ka loo yaqaan.

Machad falanqeeya kooxaha Islaamiyiinta ah ee caalamka ayaa aamisan in adeegsiga diyaaradahan ay sii laba jibaarmi doonto, adeegsigada xilligan la adeegsado. Iyadoo ay ku kici doonto iibinta diyaaradahan lacag dhan 5.2 bilyan oo doollarka Mareykanka ah.

Dowlada mareykanka ayaa waxaa uu ka mid yahay wadamada ugu horeyay ee dalalka Africa kula dagalama ururada xiriirka la hed Al Qaacida.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories