HomeWararHogamiyasha muslimiinta dalka mareykanka oo walaac ka muujiyay shir loogu hadlayo xagjirnimada

Hogamiyasha muslimiinta dalka mareykanka oo walaac ka muujiyay shir loogu hadlayo xagjirnimada

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Hogaamiyaasha Muslimiinta Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa waxaa ay walaac xoogan ay ka muujiyeen shir loogu hadlayo arimaha xagjirnimada iyo in caruurta ay aadaan wadamada ay dagalada ka jiraan, oo todobaadkaan lagu qabanayo caqalka cad ee Mareykanka. Qaar kamid ah hogaamiyasha Ururada xuquuda muslimiinta udooda ee somalida ah ayaa waxaa ay ka qeybgali doonaan shirka, […]

- Advertisement -

Hogaamiyaasha Muslimiinta Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa waxaa ay walaac xoogan ay ka muujiyeen shir loogu hadlayo arimaha xagjirnimada iyo in caruurta ay aadaan wadamada ay dagalada ka jiraan, oo todobaadkaan lagu qabanayo caqalka cad ee Mareykanka.

Qaar kamid ah hogaamiyasha Ururada xuquuda muslimiinta udooda ee somalida ah ayaa waxaa ay ka qeybgali doonaan shirka, iyagoona meteli doona bulshada somalida ee dalkaasi Mareykanka.

- Advertisement -

Xeer illaaliyada dalka Mareykanka Andy Lunger, ayaa hogaamin doona wafuuda ka socota Minnesota ee ka qeybgaleysa shirka, iyadoona dhanka kale xooga lagu saari doono awoodsiinta dhalinyada Somali American-ka iyo sida loogu caawin lahaa in aysan usafrin meelaha ay dagalada ka jiraan.

Jeylaani Hussein waa agaasimaha fulinta ee cutubka Minnesota  Council on American-Islamic Relations. Waxaa uu Minnesota Public Radio News usheegay in arintaan ay dhinaca y ugu wanaagsantahay Somalida.

Dhanka kale waxaa jira qaar badan oo ka mid ah ururada Muslimiinta xuquuqdooda udooda oo ka soo horjeestay aragtida Xeer illaaliyaha, gaar ahaan qaabka loola dagaalamayo.

- Advertisement -

 

 

 

 

 

Latest stories