HomeWararMuwadin Somali ah oo weraray police ku xukumay lix bilood oo...

Muwadin Somali ah oo weraray police ku xukumay lix bilood oo xabsi ah.

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Wiil Somali oo 25-sano jir ah oo ku noolaa jasiirada Malta, ayaa waxaa  lagu xukumay lix bilood oo xarig ah,  ka dib markii maxkamad ay shegatay in ay ku heshay danbi ah in uu weray  sarkaal boolis ah, kuwaas oo muwadinka somalida ah ka dalbaday in uu codkiisa hoos uu udhigo. Magistrate  Doreen Clarke ayaa […]

- Advertisement -

Wiil Somali oo 25-sano jir ah oo ku noolaa jasiirada Malta, ayaa waxaa  lagu xukumay lix bilood oo xarig ah,  ka dib markii maxkamad ay shegatay in ay ku heshay danbi ah in uu weray  sarkaal boolis ah, kuwaas oo muwadinka somalida ah ka dalbaday in uu codkiisa hoos uu udhigo.

Magistrate  Doreen Clarke ayaa shegay in  Hussen Abdi Rahman Hassan loo arkayay  inuu  sarkhaansanaa oo uu ku lug lahaa iskahorimaad ka dhacay degaanka Marsa 13 December 2014 , markii uu nin bilays ah uu  weyddiistay dad goobtaasi joogay in ay codkooda hoos udhigaan .

- Advertisement -

Sidoo kale muwaadinka somalida ah ayaa lagu eedeyay in uu hogaamiyay koox dooneysay in ay werar ku qaadaan xaruumo police oo dalkaasi ku yaalay.

Eedeymaha noocaan oo kale ah ayaaney ku cusbooneen jasiirada Malta, sida uu qorayo wargeyska Malta Today.

Sanadkii hore ayaa waxaa sidan oo kale xukuno loogu riday shaqsiyaad ay Somali ku jirto oo la shegay in ay sarqaansanaayen kuwaadoo ku qamaayay xaruumo police.

Latest stories