HomeWararNin u dhashay Japan oo xaaskiisa oo dhagool ahayd si xun u...

Nin u dhashay Japan oo xaaskiisa oo dhagool ahayd si xun u dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Nin u dhashay dalka Japan ayaa isku soo dhiibay Boliska, kadib, markii uu xaaskiisa oo dhagool ahyd ku riday musqul, kuna shubay Aashito. Ninkaasi  oo 68-jir ah ayaa sheegay inuu karaahsaday xaaskiisa oo dhagool ahayd, kadibna uu ku riday musqul u gaar ahayd Suuq weyne (Supermarket). Odaygaasi ayaa sheegay inuu bishii hore ku kacay falkaasi.  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin u dhashay dalka Japan ayaa isku soo dhiibay Boliska, kadib, markii uu xaaskiisa oo dhagool ahyd ku riday musqul, kuna shubay Aashito.

Ninkaasi  oo 68-jir ah ayaa sheegay inuu karaahsaday xaaskiisa oo dhagool ahayd, kadibna uu ku riday musqul u gaar ahayd Suuq weyne (Supermarket).

- Advertisement -

Odaygaasi ayaa sheegay inuu bishii hore ku kacay falkaasi. 

Boliska waxay soo saareen lafo iyo daan aadane oo lagu riday Suuliga.


Wargeyska The Yomiuri Shimbun ayaa qoray inuusan Odaygaasi sanooyin badan ku faraxsanayn guurkiisa, wuxuuna sheegay inay Nolosheeda xanuun badnayd, ka hor intaysan dhimanin.

- Advertisement -

Xaaskiisa ayaa la sheegay inay ahayd 64-jir xanuunsanaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts