HomeWararDhageyso: Bank Cusub Oo Maanta Si Rasmi ah Muqdisho Looga Hirgaliyay

Dhageyso: Bank Cusub Oo Maanta Si Rasmi ah Muqdisho Looga Hirgaliyay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Munaasabadan oo ahayd mid ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin katirsan doowladda,Culumaa’udiin,ganacsato iyo marti sharaf kale ayaa waxaa lagu Furayay Bank Cusub oo Lagu Magacaabo premier bank. Xaflada Lagu furayay Bank cusub Ayaa Waxaa Ay Ka dhacday hotelka City Palace ee Magaaladda Muqdisho. Dhamaan martidii ku sugneyd madasha xaflada ee ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen […]

- Advertisement -

Munaasabadan oo ahayd mid ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin katirsan doowladda,Culumaa’udiin,ganacsato iyo marti sharaf kale ayaa waxaa lagu Furayay Bank Cusub oo Lagu Magacaabo premier bank.

Xaflada Lagu furayay Bank cusub Ayaa Waxaa Ay Ka dhacday hotelka City Palace ee Magaaladda Muqdisho.

- Advertisement -

Dhamaan martidii ku sugneyd madasha xaflada ee ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in talaabada lagu furay premier bank ay qeyb katahay hormarka somaliya ay ku talaabsaneyso.

 

Latest stories