HomeWararXukunka Degdegga ee Turkiga oo la filayo in saddex bilood lagu kordhiyo

Xukunka Degdegga ee Turkiga oo la filayo in saddex bilood lagu kordhiyo

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Barlamaanka Turkiga ayaa la filayaa inay isbuucan dood ka yeeshaan Xukunka Degdegga ee la soo rogay, markii la fashiliyey Afgembigii Dhicisoobay bartamihii bishii July ee sannadkii hore. Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Binali Yildrim ayaa maanta qorshahaasi ka sheegay Shir ay Xildhibaanadda Xisbiga AK talada haya ku yeesheen Ankara. Waxa uu xusay inay Barlamaanka ka codsan doonaan in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barlamaanka Turkiga ayaa la filayaa inay isbuucan dood ka yeeshaan Xukunka Degdegga ee la soo rogay, markii la fashiliyey Afgembigii Dhicisoobay bartamihii bishii July ee sannadkii hore.

Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Binali Yildrim ayaa maanta qorshahaasi ka sheegay Shir ay Xildhibaanadda Xisbiga AK talada haya ku yeesheen Ankara.

- Advertisement -

Waxa uu xusay inay Barlamaanka ka codsan doonaan in 3 bilood oo dheeraad ah lagu kordhiyey Xukunka Degdegga.

Sharciga Xukunkaasi ayaa waxa uu xadidayaa ama xayirayaa Xuquuqda Aadanaha iyo Xorriyadda Hadalka.

Turkiga waxaa muddooyinkii dambe ka dhacay Qaraxyo iyo Weeraro, iyadoo ay boqolaal qof ku geeriyoodeen Weeraradaasi oo ay inta badan dhabarka u ritaan Kooxda Daacish iyo Maleeshiyadda Gooni-goosad-doonka ee PKK.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts