HomeWarar{Dhageyso}:- Ciiddanka Dowladda oo sheegay inay Alshabab kala wareegeen Deegaano ka tirsan...

{Dhageyso}:- Ciiddanka Dowladda oo sheegay inay Alshabab kala wareegeen Deegaano ka tirsan Gobalka Bakool.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobalka Bakool ayaa ku waramaya in Ciidamada iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed aay Al-shabaab kala wareegeen deegaano hoos taga Degmada Xudur ee Gobalka Bakool. Gudoomiyaha Degmada Xudur ee Gobalka Bakool ayaa u sheegay Radio Dalsan in Ciidamadu ay la wareegeen deegaano ay ka mid yihiin Deegaanka Moro Gaabeey […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobalka Bakool ayaa ku waramaya in Ciidamada iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed aay Al-shabaab kala wareegeen deegaano hoos taga Degmada Xudur ee Gobalka Bakool.

Gudoomiyaha Degmada Xudur ee Gobalka Bakool ayaa u sheegay Radio Dalsan in Ciidamadu ay la wareegeen deegaano ay ka mid yihiin Deegaanka Moro Gaabeey iyo deegaano kale.

- Advertisement -

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

Gudoomiyaha

Latest stories