HomeWararShir ku saabsan Baddaha iyo sida loo difaaci karo kheyraadka dalka oo...

Shir ku saabsan Baddaha iyo sida loo difaaci karo kheyraadka dalka oo ka socda magaalada Nairobi.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisulwasaareku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane, MaxamedCumar Carte ayaa si rasmi ah magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga furay shir ooga hadlaayey  istiraatijiyadda ka faa’iideysiga Kheyraadka Badda dalka Soomaaliya iyosida loo difaac ikaro kheyraadka dalka,kaas oo Shirkaasi oo ay soo qabanqaabiyeen urur goboleedka IGAD waxa ka qeybgalayaan dowladda Federaalka ee Soomaaliya,dowlad   goboleedyada, deeq bixiyaasha caalamka,UN-ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisulwasaareku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane, MaxamedCumar Carte ayaa si rasmi ah magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga furay shir ooga hadlaayey  istiraatijiyadda ka faa’iideysiga Kheyraadka Badda dalka Soomaaliya iyosida loo difaac ikaro kheyraadka dalka,kaas oo

Shirkaasi oo ay soo qabanqaabiyeen urur goboleedka IGAD waxa ka qeybgalayaan dowladda Federaalka ee Soomaaliya,dowlad   goboleedyada, deeq bixiyaasha caalamka,UN-ka iyo urruro kale.

- Advertisement -

Shirkaasi oo socon doona muddo 3-cisho ah waxaa goobjoog ka  ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Ambasaddor , Jamaal Maxamed Xasan iyo mas’uuliyiin kale .

Ra’iisulwasaareku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane, MaxamedCumar Carte oo hadal gaaban ka jeediyay furitaankii shirkaasi uu ku saabsan yahay istiraatijiyadda kafaa’iideysiga  kheyraadka dalka iyo sidii  loo difaaci lahaa kheyraadka Soomaaliya

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts