HomeWararShirka Hormarinta Qorshaha Qaran Beydhabo oo war murtiyeed laga soo saaray

Shirka Hormarinta Qorshaha Qaran Beydhabo oo war murtiyeed laga soo saaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shirka Golaha Talo-bixinta iyo Qorshaha Qaranka War-Murtiyeed Golaha Talabixinta Qorshaha Qaranka (GTQQ) ayaa magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah Koofur Galbeed ku kulmay taariikhdu markay ahayd 15kii Agoosto 2016, waxayna isku raaceen qodobada soo socda: Goluhu wuxuu soo dhaweynayaa hanaanka Qorshaha Qaranka Goluhu wuxuu soo jeedinayay in la xoojiyo xiriirka iyo hagida dhameystirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Golaha Talo-bixinta iyo Qorshaha Qaranka War-Murtiyeed Golaha Talabixinta Qorshaha Qaranka (GTQQ) ayaa magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah Koofur Galbeed ku kulmay taariikhdu markay ahayd 15kii Agoosto 2016, waxayna isku raaceen qodobada soo socda:

  1. Goluhu wuxuu soo dhaweynayaa hanaanka Qorshaha Qaranka
  2. Goluhu wuxuu soo jeedinayay in la xoojiyo xiriirka iyo hagida dhameystirka Qorshaha Qaranka, waxaa la isla gartay in la qabto shirka xiga ee golaha taariikhdu markey tahay 31ka Bisha Agoosto ee 2016 laguna casuumo Beesha Caalamka
  3. In Goluhu la wadaago qabyo qoraalka Qorshaha Qaranka Dowlad goboleedyada oo dhan inta aan la baahin si ay uga soo talo bixiyaan
  4. Goluhu wuxuu isku raacay in la sameeyo hanaan qaab-dhismeed ee iskuduwid iyo isku dubarid howlaha Qorshaha Qaranka
  5. Goluhu wuxuu soo dhaweynayaa kordhinta doorka haweenka ee ku xusan Qorshaha Qaranka
  6. Goluhu wuxuu hagayaa maamulka iyo hirgelinta Qorshaha Qaranka
  7. Goluhu wuxuu uga mahadceliyay Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka shaqada adag iyo isku dubaridka howlaha Qorshaha Qaranka

— —- Dhamaad     —

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts