HomeWararDowlada Soomaaliya oo ka hadashay qoyskii lagu xasuuqay magaalada Marka

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay qoyskii lagu xasuuqay magaalada Marka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Golaha Wasiirada ee xuukamada Soomaaliya ayaa sheegay in lala xisaabtami doono dadka lala xiriirinayo xasuuq loo geystay qoys Soomaaliyeed oo ku noolaa duleedka magaalada Marka ee gobolka Shabeelada Hoose. ” Ciidamada Booliska ayaa looga fadhiyaa iney baaritaano ku sameeyan arintan” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye). Hey’adda u dooda xuquuqda adanaha iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiirada ee xuukamada Soomaaliya ayaa sheegay in lala xisaabtami doono dadka lala xiriirinayo xasuuq loo geystay qoys Soomaaliyeed oo ku noolaa duleedka magaalada Marka ee gobolka Shabeelada Hoose.

” Ciidamada Booliska ayaa looga fadhiyaa iney baaritaano ku sameeyan arintan” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).

- Advertisement -

Hey’adda u dooda xuquuqda adanaha iyo culumada Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah u cambaareeyay qoys ka koobna 6 ruux oo caruur ay ku jiren oo lagu gubay laguna dilay Duleedka Marka.

Gobolka Shabeelada Hoose waxa ku noq noqday dilal lala xiriiriyo aanoyin qabiil,balse dowlada Soomaaliya weli si rasmi ah ma aysan u xalin arintasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts