HomeWararXukuumada Soomaaliya oo Sheegtay iney dhiseyso Ciidamada

Xukuumada Soomaaliya oo Sheegtay iney dhiseyso Ciidamada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul ku xigeenka Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in ay xukuumada waqti badan gelin doonto dhismaha ciidamada Amniga aadna looga shaqeyn doono tayadooda. Maxamed Cumar Carte waxa uu sheegay in ay xukuumada wax ka bedeli doonto arinta mushaarka askarta oo ah dhibka ugu badan ee soo wajaha ciidamada dowlada. Ciidamada Soomaaliya ayaa aad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul ku xigeenka Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in ay xukuumada waqti badan gelin doonto dhismaha ciidamada Amniga aadna looga shaqeyn doono tayadooda.

Maxamed Cumar Carte waxa uu sheegay in ay xukuumada wax ka bedeli doonto arinta mushaarka askarta oo ah dhibka ugu badan ee soo wajaha ciidamada dowlada.

- Advertisement -

Ciidamada Soomaaliya ayaa aad cabasho uga muujiya mushaar la’aan iyaga oo sheega in AMISOM ay helan mushaar joogta ah aadna uga badan mushaaraadka ay dhowr bilood sugan.

Xukuumadii ra’iisul wasaare Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay si toos u bilawday mushaaradkii askarta dowlada balse ma noqon mid sii raagtay markii Farmaajo uu xilka waayay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts