HomeWararMadaxweynaha oo sheegay in la raadinayo odaayasha ka maqan shirka Jowhar

Madaxweynaha oo sheegay in la raadinayo odaayasha ka maqan shirka Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay odayaasha ka maqan shirka magaalada Jowhar ayaa sheegay in weli la raadinayo odaasha shirkasi ka maqan islamarkaana si deg deg ah xal looga gaarayo arintasi. Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay iney la fariisato cid waliba oo cabasho ka keenta sida dowlada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay odayaasha ka maqan shirka magaalada Jowhar ayaa sheegay in weli la raadinayo odaasha shirkasi ka maqan islamarkaana si deg deg ah xal looga gaarayo arintasi.

Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay iney la fariisato cid waliba oo cabasho ka keenta sida dowlada ay wax u dooneyso.

- Advertisement -

Odayaal dhaqameyd badan oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa hore u diiday iney tagan magaalada Jowhar oo ay shirka halkasi ka socda ka qeybgalan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts