HomeWararTurkiga oo dhisayo Saldhig Milliteri oo lagu tababaro Ciiddanka Somalia.

Turkiga oo dhisayo Saldhig Milliteri oo lagu tababaro Ciiddanka Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Turkiga ayaa ka bilowday Somalia dhismaha Saldhigga Tababarka Milliteriga, kaasi oo qeyb ka ah Ballanqaadkii Turkiga ee Dib-u-dhiska Ciiddanka Qaranka ee Dowladda Federalka. Madaxa Waaxda Arrimaha Dibedda Turkiga ee mas’uulka ka ah Arrimaha Somalia, Emel Tekin oo la hadashay Guddiga Difaaca ee Barlamaanka Turkiga ayaa sheegtay inuu Saldhigaasi noqonayo kii ugu horreeyey ee Turkiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Turkiga ayaa ka bilowday Somalia dhismaha Saldhigga Tababarka Milliteriga, kaasi oo qeyb ka ah Ballanqaadkii Turkiga ee Dib-u-dhiska Ciiddanka Qaranka ee Dowladda Federalka.

Madaxa Waaxda Arrimaha Dibedda Turkiga ee mas’uulka ka ah Arrimaha Somalia, Emel Tekin oo la hadashay Guddiga Difaaca ee Barlamaanka Turkiga ayaa sheegtay inuu Saldhigaasi noqonayo kii ugu horreeyey ee Turkiga ee lagu tababarayo Ciiddanka Somalia.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay inuu Mashruucaasi qeyb ka yahay Heshiiska Jadwalka Shaqo ee Iskaashiga Milliteriga ee Labada Dowladood, waxayna xustay inuu Saldhigaaasi muhiim u yahay Tababarka Milliteri ee gudaha Qaaradda Afrika.

Kolonel Muraat Yaman oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa isagana tilmaamay in Iskaashiga Milliteriga la saxiixdeen Dowladda Somalia sannadkii 2010-kii, isla markaana ay Somalia siinayaan Taageero Milliteri ilaa ay dib ugu dhismaayan Ciiddanka Qaranka Somalia.

Dowladda Turkiga waxay kaloo Somalia ka dhisayaan Wershadda soo saarta Labiska Ciiddamadda iyo Dugsiga Milliteriga, oo wax lagu bari dooono, laguna tababari doono Saraakiisha iyo Layli Sarkaalka ee qeybaha Ciiddamadda.

- Advertisement -

Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts