HomeWararDEG DEG: Guddoomiyihii degmada Jalalaqsi ee Hiiraan oo Goor dhow Qarax lagu...

DEG DEG: Guddoomiyihii degmada Jalalaqsi ee Hiiraan oo Goor dhow Qarax lagu dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka aan ka heleyno degmada Jalalaqsi e Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas goor dhow uu ka dhacay qarax xooggan oo lagu weeraray Xarunta degmada Maamulka, waxaana qaraxa jugtiisa inta maqlay inta badan xaafaddaha degmada. Qaraxa ayaa waxaa uu ahaa mid Is-miidaamin ah oo lagu weeraray Xarunta degmada Jalalaqsi, isla markaana waxaa ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Jalalaqsi e Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas goor dhow uu ka dhacay qarax xooggan oo lagu weeraray Xarunta degmada Maamulka, waxaana qaraxa jugtiisa inta maqlay inta badan xaafaddaha degmada.

Qaraxa ayaa waxaa uu ahaa mid Is-miidaamin ah oo lagu weeraray Xarunta degmada Jalalaqsi, isla markaana waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray mas’uuliyiin kala duwan  iyo dad shacab ah  oo goobta ku sugnaa.

- Advertisement -

Dadka dhintay qaraxa ayaa waxaa ku jiro Guddoomiyhii degmada Jalalaqsi Maxamuud Nuur Cagajoof Dabaashe, waxaana dadka dhaawacmay la geeyay Isbitaal, sida ay kusoo warramayaa dad ku sugan degmada.

Qaraxa ka dhacay Jalalaqsi ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo dhowr iyo toban daqiiqo kahor qarax Is-miidaamin ah Al-shabaab ay ku burburisay Buundada magaalada Buulo-burte oo muhiim u aheyd wadada isku xirta Gobolada dhexe illaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts