HomeWararMaamulka Hirshabeelle oo wada dadaalo lagu heshiisiinayo Beelo dagaalamay

Maamulka Hirshabeelle oo wada dadaalo lagu heshiisiinayo Beelo dagaalamay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hirshabeelle iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa ku guuleystay inay kala dhexgalaan Beelo walaalo ah oo ku dagaalamayey tuulooyin u dhaxeeya Degmooyinka Cadalle iyo Raga-ceelle. Guddoomiye Axmed Mayre Makaraan (Faal) oo ku sugan goobta ka dhacay dagaalka ayaa wada dadaalada xalka loogu raadinayo dagaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hirshabeelle iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa ku guuleystay inay kala dhexgalaan Beelo walaalo ah oo ku dagaalamayey tuulooyin u dhaxeeya Degmooyinka Cadalle iyo Raga-ceelle.

Guddoomiye Axmed Mayre Makaraan (Faal) oo ku sugan goobta ka dhacay dagaalka ayaa wada dadaalada xalka loogu raadinayo dagaal beeleedyada kuso laalabtay degaanadaasi, isla markaana la heshiisiiyay beelaha dagaalamay.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Hirshabeelle in loo baahanayahy sidii looga shaqeyn lahaa nabada, sidoo kalena joojin lahaa dagaal beeleed kusoo laab-laabtay Gobolka.

Guddoomiye Axmed Meyre Makaraan ayaa xusay in degaanadaan ka jiraan abaaro saameeyey dadka iyo duunyada ku nool dagaalna aysan xamilikarin

Mas’uulyiinta ayaana sidoo kale Odoyaasha dhaqanka labada dhinac ugu baaqay iney isugu yimaadaan Gogol nabadeed si xal looga gaaro dhibaatada ka dhalatay dagaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts