HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka Warbixin doona xaaladda Amni ee Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka Warbixin doona xaaladda Amni ee Somalia

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalaya kulan ka qabsoomaya Magaalada Washington D.C ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku sugan yahay Madaxweynaha dowladda. Kulanka uu ka qeyb galayo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa uu kaga warbixin doonaa arrimo kala duwan oo ku saabsan Soomaaliya gaar ahaan dhinaca ammaanka Soomaaliya. Qoraal […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalaya kulan ka qabsoomaya Magaalada Washington D.C ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku sugan yahay Madaxweynaha dowladda.

Kulanka uu ka qeyb galayo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa uu kaga warbixin doonaa arrimo kala duwan oo ku saabsan Soomaaliya gaar ahaan dhinaca ammaanka Soomaaliya.

- Advertisement -

Qoraal kooban oo uu baahiyey Telefashinka Qaranka ayaa lagu sheegay in kulanka uu ka dhici doono Machadka Istaraatiijiyadda iyo Daraasaadka Caalamka ee magaalada Washington D.C ee dalka Mareykanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray dalka Mareykanka, isagoo ujeedkiisu yahay ka qeyb galka Shirka loo dhan yahay ee Golaha guud ee Qaramada Midoobay oo ka socda dalkaas.

Madaxweyne Xasan ayaa la kulmay Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd James Austin, waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, xasilloonida gobolka, kor u qaadidda taageerada Maraykanka ee Soomaaliya iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Latest stories