HomeWararBurundi oo ka hadashay khasaaraha kasoo gaaray Weerarkii Al-shabaab ee Ceelbaraf

Burundi oo ka hadashay khasaaraha kasoo gaaray Weerarkii Al-shabaab ee Ceelbaraf

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Al-shabaab oo ku hubeysan qoryo iyo walxaha qarxa ayaa shalay weerar culus ku qaaday Saldhig Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin gudaha dalka Soomaaliya, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo lagu dilay ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS. Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Burundi ayaa wakaaladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-shabaab oo ku hubeysan qoryo iyo walxaha qarxa ayaa shalay weerar culus ku qaaday Saldhig Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin gudaha dalka Soomaaliya, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo lagu dilay ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS.

Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Burundi ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in 30 askari laga dilay, 22 kalena laga dhaawacay, halka tobaneeyo kalena la la’yahay.

- Advertisement -

Ciidamada AMISOM ayaa u diray diyaarado nooca qumaatiga u kaca ah kadib weerarkii subaxnimadii hore ee shalay lagu qaaday xero ay ku sugnaayeen ciidamada Burundi oo ku dhow deegaanka Ceel-Baraf.

Wararka laga helayo Burundi ayaa sheegaya in ku dhawaad ​​400 oo dagaalyahano Al-Shabaab ah ay gudaha u galeen saldhiga kadib markii ay qarxiyeen labo baabuur oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Al-shabaab warar ay ku qoreen barahooda Internet-ka ayaa waxaa ay sheegteen in weerarkii ay ku qaadeen Saldhiga Ciidanka ATMIS ee Burundi ku leeyihiin deegaanka Ceelbaraf ku dileen 173 Askari, tabaneeyo kalena lagu dhaawacamay weerarka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts