HomeWararGuddoomiye Aadan Madoobe oo Amniga Doorashada Madaxweynaha kala hadlay ATMIS

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Amniga Doorashada Madaxweynaha kala hadlay ATMIS

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay Saraakiisha sare ee Ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ee ATMIS. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa si gaar ah ula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Midowga Africa Fiona Lortan, ku-xigeenka ciidanka ATMIS Jeneraal William Shume, Iyo Meg. George […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay Saraakiisha sare ee Ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ee ATMIS.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa si gaar ah ula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Midowga Africa Fiona Lortan, ku-xigeenka ciidanka ATMIS Jeneraal William Shume, Iyo Meg. George Kuteesa oo ah Taliyaha Guud ee qaybta ( Sector One) ee ciidanka ATMIS.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa inta uu socday diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa amniga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka oo maalmaha soo socda la filayo inay ka dhacdo Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Shalay ayey aheyd markii Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe uu kulan la qaatay dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida, wuxuuna kala hadlay sugida amniga doorashada Madaxweynaha.

Saraakiisha ciidanka ayaa looga  digay in aysan ku milmin siyaasadda, amniga doorashadana ay kaga amar qaataan Guddoomiyaha Golaha Shacaka inta lagu jiro marxaladda kala guurka illaa uu dalka ka yeelanayo Madaxweyne.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts