HomeWararGuddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare oo Maanta kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga

Guddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare oo Maanta kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare BFS Cali Shacbaan Ibraahim ayaa Maanta xafiiskiisa Aqalka Sare kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Alberto Vecchi. Safiirka ayaa Guddoomiye Cali Shacbaan la wadaagay dhambaal Hambalyo ah oo ku aadan Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii Shacbaan xilkaas loo doortay. Guddoomiyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare BFS Cali Shacbaan Ibraahim ayaa Maanta xafiiskiisa Aqalka Sare kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Alberto Vecchi.

Safiirka ayaa Guddoomiye Cali Shacbaan la wadaagay dhambaal Hambalyo ah oo ku aadan Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii Shacbaan xilkaas loo doortay.

- Advertisement -

Guddoomiyaha iyo Safiir Alberto Vecchi ayaa bogaadin kadib ka wada hadlay arrimaha Doorashada Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo sidii loo dedejin lahaa si dalku u helo xasilooni siyaasadeed.

Waxay sidoo kale wada hadleen in la xoojiyo iskaashiga labada dal iyo gaar ahaan sidii labada baarlamaan u yeelan lahaayeen xidhiidh wadashaqaynayd iyo isweydaarsi xirfadeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts