HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Maanta oo Arbaco ah soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoona lagu soo dhaweeyay Magaalada. Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale, wuxuuna Maxamuud Sayyid ka mahadceliyay soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Maanta oo Arbaco ah soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoona lagu soo dhaweeyay Magaalada.

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale, wuxuuna Maxamuud Sayyid ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay…

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Madaxweyne ku-xigeenka oo si kooban warbaahinta ula hadlay inuu Muqdisho u yimid kulamo wadatashi ah oo uu la yeelan doono Mas’uuliyiin kala duwan, isla markaana ujeedka safarkiisa uu dib uga Warbixin doono.

Sidoo kale Maxamuud Sayyid Aadan ayaa tilmaamay inay qeyb ka noqon doonaan dhammeystirka doorashooyinka dalka gaar ahaan tan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka oo maalmaha soo socda lagu wado inay ka dhacdo Magaalada Muqdisho.

Socdaalka Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland ee Muqdisho ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo Maanta Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu sheegay inay Go’aan ka qaadan doonaan Xildhibaanada Khilaafka ka jira ee lagu soo doortay Gobolka Gedo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts