HomeWararAkhriso:-Guddiga Doorashada Madaxweynaha dalka oo la magacaabay (Magacyada)

Akhriso:-Guddiga Doorashada Madaxweynaha dalka oo la magacaabay (Magacyada)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddiga uu magacaabay Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka kooban 8-xubnood, waxaana Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu sheegay in Guddigaan ay ka harsan yihiin saddex xubnood, uuna saacadaha soo socda soo saari doono. Guddigaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga uu magacaabay Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka kooban 8-xubnood, waxaana Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu sheegay in Guddigaan ay ka harsan yihiin saddex xubnood, uuna saacadaha soo socda soo saari doono.

- Advertisement -

Guddigaan oo lagu daray 6 xubnood oo ka imaanaya dhanka Aqalka Sare ayaa ka shaqeyn doona qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha , iyagoona soo saari doona Jadwalka doorashada laga sugayo, sidoo kalena dardar-gelin doona doorashada.

Xubnaha Guddiga ee uu Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa ay magacyadooda kala yihiin:

1 Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed.

- Advertisement -

2 Xildhibaan Cali Xaaji Daahir.

3 Xildhibaan Nuur Mustafmukhtaar.

4 Xildhibaan Beerey.

5 Xildhibaan Maxamed Ibrahim Mucalimuu.

6 Xildhibaan Maxamed Caananuug.

7 Xildhibaan Cumar yuusuf.

8 Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts