HomeWararAqalka Sare oo magacaabay xubnaha ku matalaya Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Aqalka Sare oo magacaabay xubnaha ku matalaya Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay xubnaha Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa lagu magacaabay xubnaha Guddiga ka imaanaya dhinaca Aqalka Sare, kuwaasi oo ka kooban 6-xubnood, waxaana lixda xubnood ay Aqalka Sare ku matelayaan Guddiga doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay xubnaha Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa lagu magacaabay xubnaha Guddiga ka imaanaya dhinaca Aqalka Sare, kuwaasi oo ka kooban 6-xubnood, waxaana lixda xubnood ay Aqalka Sare ku matelayaan Guddiga doorashada Madaxweynaha.

- Advertisement -

Guddigaan oo lagu daray Guddiga uu soo magacaabayo Golaha Shacabka ayaa ka shaqeyn doona qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha , iyagoona soo saari doona Jadwalka doorashada oo maalmaha soo socda  lagu wado inay ka dhacdo Magaalada  Caasimadda ee Muqdisho.

Dhawaan aheyd markii la qabtay doorashada Guddoonka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka, waxaana haatan la filayaa inay qabsoonto doorashada Madaxweynaha 10-aad ee dowladda Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Magacyada xubnaha la magacaabay

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts