HomeWararChina: Ciiddanka Qaranka Somalia iyo Hawlgalka AMISOM oo Malaayiin Dollar loogu deeqay.

China: Ciiddanka Qaranka Somalia iyo Hawlgalka AMISOM oo Malaayiin Dollar loogu deeqay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dowladda Shiinaha ayaa ugu deeqday 2.2 million oo Dollar Hawlgalka AMISOM iyo Ciiddanka Qaranka Somalia, waxayna Lacagahaasi qeyb ka yihiin Iskaashiga Dowladda Shiinaha iyo Ururka Midowga Afrika “AU” ee Ammaanka iyo Nabadda Somalia. War Qoraal oo ka soo baxay Ururka Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in 1.2 million oo ka mid ah Deeqdaasi loo adeegsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Shiinaha ayaa ugu deeqday 2.2 million oo Dollar Hawlgalka AMISOM iyo Ciiddanka Qaranka Somalia, waxayna Lacagahaasi qeyb ka yihiin Iskaashiga Dowladda Shiinaha iyo Ururka Midowga Afrika “AU” ee Ammaanka iyo Nabadda Somalia.

amisom
War Qoraal oo ka soo baxay Ururka Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in 1.2 million oo ka mid ah Deeqdaasi loo adeegsan doono Taageeradda Ciiddanka AMISOM oo la sheegay inay ku shaqeynayaan Xaallad aad u dhibaato badan.

- Advertisement -

SNA ARMYSidoo kale, 1 million oo Dollar ayaa la sheegay in loo adeegsadan doono sidii Ciiddanka Qaranka Soomaaliyeed (The Somali National Army (SNA) loogu dhisi lahaa Bakhaar ay ku kaydsadaan Hubka iyo qalabka Ciiddanka.

SMAIL CHERGUIDhinaca kale, Madaxa Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Ururka Midowga Afrika, Ismaciil Jergu waxa uu uga mahad celiyey Dowladda Shiinaha Kaalmadda Lacageed ay ugu yabooheen AMISOM  iyo Ciiddanka Qaranka Somalia.

Waxa kale oo uu soo dhaweeyey Yaboohii uu Madaxweynaha Shiinaha, Jii Jinping uu bishii September 28-dii ee sannadkan  ku sheegay inuu 100 million oo Dollar ku taageerayo Ciiddanka Heeganka ee Afrika (The African Standby Force) iyo Hawlgalladda kale ee lagu taageerayo Nabadda ee ka socda Qaaradda Afrika.

- Advertisement -

 ©Radio Dalsan   

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts